Shacab careesan oo banaan bax ka dhigaya qeybo kamid ah magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo banaan bax ay dhigayaan shacab ka careesan dil xalay magaaladaasi loogu geestay Ganacsade caan ka ahaa. Dadka banaan baxa dhigaya ayaa ka careesan dilka gardarada ah ee xalay magaalada Kismaayo loogu geestay Xaaji Saciid Ciise (Saciid Addoon) oo … Continue reading Shacab careesan oo banaan bax ka dhigaya qeybo kamid ah magaalada Kismaayo